Substantiv /Magaac
Substantiv waa magaac, sida magaaca binadamka , xeywanka, wadan iyo sheey.
Tusaale:
Asho, Hassan, Erik, Hannah, Lisa-> magaac binadam
Sverige, Somalia, Norge, Kenya, Sudan-> magaac wadan
Lejon, Zebra, Hund, Kanin, Mus, Ko-> Magaac xeywanka
Ett, bord, ett barn, en stol, en penna, en bok-> Magaac sheey