isku xirka /ordföljd

Isku xirka luuqada swediskha sedax aya uu kala baxan. 

1. Isku xirka jawabta - påstående
2. Isku xirka suasha - fråga
3. Isku xirka amarka - 

1. Påstående/ jawabta
 Isku xirka jawabta mise markad wax sheegeysid laba nooc aya lo qora. Labada nooc waxa la dhaha Rak iyo omvänd
  
      A: Rak
-Isku xirkan waxa ka bilawada wax la dhahayo Subjekt. Subjekt waa qofka mise sheega ficilka sameynayo.  Tusaale: Hassan, Barnet, Katten, Han, Hon, Vi, Läraren, Min mamma. 

Booska labad waxay galayo Verb ficilka mise waxa la sameynayo: Tusaale ; äter, sover, dricker, går, pratar, köper, kör, betalar, säljer.....

Kadib waxa ku xigo Objekt wax la dhahayo sheegka mise qofka ficilka lagu sameynayo: Tusaale: henne, honom, dig, mig, barnet, lärare, min mamma. 

Objekt kadib waxa so galeyso wax la dhahyo Adverbial: Adverbial waxa waye mesha waxa lagu sameynayo iyo waqtiga la sameynayo. 

Jumlad kale aya jirto o ficilka (verb) ka dhib so galayo erayaha la dhahayo Adjektiv. Adjektiv waa erayaha tilmashaha, sida : Sjuk, Glad, Trött, Hungrig, Törsitg, Ledsen, arg, rädd, blå, grön, röd, svart, lång, kort, rik, fattig, smutsig, fin, vacker.....

Tusaale /exempel :

Subjekt
Verb
Objekt
Plats
Tid
Hassan
Äter
Mat
I köket
Nu.
Subjekt  
Verb  
Adjektiv
Adverbial
Hassan
Är
Sjuk
Idag
Subjekt  
Verb  
Adjektiv
Adverbial
Hassan
Är
Glad
Idag

         - Muhim waye inad waqtiga u dambeysisd jumlada rak.

Istijabi: >>     Övning 1
                       Övning 2
                                   Övning 3

_________________________________________________________________________________

   B: Omvänd
- Isku xirkan waa rak o la warejiyay. Jumlada waxey ka bilawata Tid(waqtiga) mise plats ( meshaa waxa lagu sameynayo mise erayaha la dhahayo Satsadverbial sida Ibland, Aldrig, Ofta, sällan, 

Tusaale: 
Tid
Verb
Subjekt
Objekt
Plats
Nu
Äter
Hassan
Mat
I köket.
Satsadverbial
Verb  
Subjekt
Objekt
Plats
Tid
Ibland
Äter
Hassan
Mat
I köket
Klockan4
Istijaabi: >>   Övning 1
                      Övning 2
                                 Övning 3
                      

2. Frågor / Suasha

Jumlada suasha labo aye ku kala baxan. sualo waxa jiro ficcilka (verb) ka bilowda iyo sualo erayaha susha (frågeord ka bilowda)

1. Suasha verb ka bilowda: Tusaale
                                      
Verb
Subjekt
Objekt  
Plats  
Tid
Äter
Hassan
Mat
I köket
Nu?
      
Istijabi >>>   
2. Suasha Frågeord ka bilowda:

Eraya fråegord lo yaqano waa : Vad,Var, Vem, När, Hur, Hur mycket, Hur länge, Hur många, Varför, Vilket, Vilken, Vilka, Hur dags

Frågeord
Verb  
Subjekt
Plats  
Tid
Vad
Äter
Hassan
I köket
Nu?

Istijaabi >>>  Övning 1