photo by: stilcompaniet.se
ASC!
Markaad luqaad walbo baraneysid waxaa ugu muhimsan inaad baratid alafabetada. alafabetda dhawaqeeda iyo magaaceeda. Luqada swedishka waxeey ledahay 29 xarfo. sawirka meshaa saree hadad firisidi waxaad arkeysa 29 xarfood, 20 waa kalar madoow 9 waa kalar casan/gudud.
20 xarfod waxa la daha Konsonant iyo 9 xarfod waxa la daha Vokaler.
Xarfaha waxeey kula duwanyihin
20 konsonant dhawaqa iyo magaaca wey kala duwanyihin
9 vokaler magaaca iyo dhawaqa wey isleyihin.
Alfabetka waxeey ledahay xariif weyn iyo xariif yar sida ku aragatid sawirka kore!
Halkan ka dhegeyso heesta alfabetka >>Alfabetsången