Magaac bedele/ Pronomen




Magaac bedeel mise Pronomen sidaa lo yaqaano waa ereyga bedelayo Magaaca/substantiv. 

                    Tusale: 


 Magaac nin

Erik waxuu noqonaya Han

Magaaca nagta

Asho waxeey noqoneysa Hon


Markada adiga iska hadleysi waaxad isticmaleysaa "JAG"

tusaale kale 

Aniga- Jag /mig
Adiga- du/dig
Asiga- han
Ayada- hon
Ayaka- dem
Anaka- vi/oss
Idhinka- Ni /er


waa inaad ogataha "Jag" iyo "Mig" in si kala duwaan lo isticmalaayo
"Jag" waxeey uso horeyneysaa jumlada "Mig" waxeey u dambeyneysaa jumlada, "Mig" marnaba ma bilowi karto Jumo lakinse "Jag" waad ku bilowi karta jumlad.

Jumlad :

Svenska -->  Jag tvättar mig.

Somaliska --> Aniga waa is dhaqaya.